ujeedo : beenin qoraal been abuur ah oo laga sameeyay beesha yoonis cabdisamad

ujeedo : beenin qoraal been abuur ah oo laga sameeyay beesha yoonis cabdisamad

waxaa soo gaaray xafiiska warqabdka Baargaal.net qoraal lagu beeninaayo qoraal hore oo aan horay u soo galinay oo ku saabsanaa shir wadatashi iyo turxaan bixin ah oo beesha yoonis cabdisamad ugu soo gabagaboobay degmada baargaal ee gobolka gardafuu

qoorlka ayaa u qornaa sidatan hoose

Annaga oo ah odayaasha , waxgaradka , culimaa udiin ka , aqoonyahanada, Indheergadka ,cuqaasha iyo dhalinyarada beesha yoonis cabdisamad waxaan halkan ku cadaynaynaa in qoraalka lagu qoray warbaahintiina uu yahay qoraal been abuur ah , beeshuna ay nabadoon u aqoonsantahay
Nabadoon Buruuj cali kolon oo hawlo shqo ugu maqan Gobolka Bari

waxaanu halkan ka cadaynaynaa inuusan jirin shir ay beeshu isugu timi oo arintaasi ka hadashay iyo sidoo kale shir uu goob joog ka ahaa gudoomiyaha degmada baargaal mudane abuukar axmed yuusuf indhacade

sidaas darteed waxaan maamulka website ka Baargaal.net ka codsanaynaa inuu raali galin buuxda ka bixiyo qoraalkaas uu daabacay ee aan u aragno mid meel ka dhac ah oo xaqdaro ah


bayaanka waxaa si wada jir ah usoo saaray waxgardka beesha yoonis cabdisamad ee magacyadoodu hoos ku xusanyihiin :


Nabadoon Cabdalle Maxamed cabdalle
Nabadoon maxamed siciid faqale
Nabadoon muuse geedi
nabadoon sahal awaare
Nabadoon axmed barre shabac tuudhe
samadoon c/kariin c/laahi xaaji
samadoon cali xuut
samadoon maxaed awaare saalax
samadoon maxamed axmed aw cali
samadoon maxamed xaaji axmed
samadoon shire cali kolon
samadoon siciid maxamed cali wadareey
sheekh axmed warsame yuusuf
masuul cabdilqaadir caato
taliye abshir shabeelo
ganacsade raage muuse qabiilo
ganacsade c/laahi saalax yuusuf aleexo
ganacsade c/samad warsame shire
Ganacsade cabdalle qabiilo
Ganacsade cawil maxamuud maxamed
Aqoonyahan ducaale siciid maxamuud
aqoonyahan mire cabdale maxamed
aqoonyahan siciid c/laahi muuse
aqoonyahan siciid maxamed faqale
aqoonyahan xareed saalax cadaawe
c/casiis maxamed muuse
c/laahi muuse yuusuf
cabdi shabeelo maxamed
cali siciid maxamed
maxamed axmed ismiiro
maxamuud axmed filiq
muuse shire cal
Developed by Jago Desain