(Akhriso) Liiska Magacyada Wasiirada Hirshabelle ee la magacaabay

(Akhriso) Liiska Magacyada Wasiirada Hirshabelle ee la magacaabay
Madaxweynaha Maamul goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhow magaalada Jowhar kaga dhawaaqay golaha wasiirada cusub ee maamulkiisa.

Wasiirada la magacaabay ayaa ka kooban 47 wasiiir oo u qeybsan 20 wasiir, 20 wasiir ku-xigeen iyo 7 wasiiri dowle.

Xubnaha la magacaabay ayaa isugu jira kuwo cusub iyo qaar ka mid ahaa golihii wasiirada maamulkii Cali C/llaahi Cosoble.





Developed by Jago Desain