Posts

WAR DEG DEG AH: Dowladda Maraykanka oo dishay hogaamiyihii Daacish ee Puntland iyo saraakiil kale oo muhiim ah.


Maraykanka ayaa goor dhowayd si toos ah u shaaciyay inuu labo weerar oo duqayn cirka ah ku garaacay saldhigyo ururka Daacish uu ku lahaa buuraleyda gobolka Bari ee Puntland, halkaas oo ay ku sugnaayeen saraakiil sar sare oo oo hogaamiyaaasha Daacish katirsan.

Maraykanka wuxuu sheegay inuu howgalkaan ku dilay dhowr kamid ah argigixisada, waxaana ku jira sida xogta lagu helay horjoogaha kooxda Daacish Cabuqaadir Muumin iyo saraakiil kale oo ku dhow.

Sarkaal katirsan dowladda Maraykanka ayaa warbaahinta u sheegay inay duqayntan fuliyeen diyaarado Drones ah oo aan la magacaabin.
Developed by Jago Desain