WARBIXIN:- Dalalka Ogalaaday Iyo Kuwa Diiday Qaraarkii GolahaLoo Dhan Yahay Ee QM Go,aankiiTrump Ee Qudus

WARBIXIN:- Dalalka Ogalaaday Iyo Kuwa Diiday Qaraarkii GolahaLoo Dhan Yahay Ee QM Go,aankiiTrump Ee Qudus
Kulan deg-deg ah oo uu golaha guud ee Qaramada Midoobay shalay yeeshay ayaa waxaasi aqlabiyad leh ay ugaga soo horjeesteen go’aankii Madaxweynaha Maraykanka Trump uu ugu aqoonsaday magaalada Qudus inay tahay caasimada Israel.

128 dal ayaa oggolaaday qaraarka loogaga soo horjeedo go’aanka Trump halka 9 dal ay diiday iyadoo 35 dalna ay ka aamuseen.

Madaxweynaha Maraykanka ayaa kahor kulankan waxa uu ku hanjabay in uu gargaarka uu siiyo ka goyn doono wadankii ka soo horjeesta go’aankiisa.

Wadamada u codeeyay qaraarka loogaga soo horjeedo go’aanka Trump ayaa waxaa ka mid ah afarta dal ee xubnaha joogtada ah ku leh Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (China,France,Russia and the Uk)Hase yeeshee waxaan codkooda dhiiban oo aan soo xaadirin shirka deg-degga ah 21 wadan.

Wadamada oggolaaday oo u codeeyay qaraarka loogaga soo horjeedo go’aanka Madaxweyne Trump ayaa waxa ay kala yihiin;
-A: Afghanistan, Albania, Algeria, Andorra, Angola, Armenia, Austria, Azerbaijan
B: Bahrain, Bangladesh, Barbados, Belarus, Belgium, Belize, Bolivia, Botswana, Brazil, Brunei, Bulgaria, Burkina Faso, Burundi
C: Cabo Verde, Cambodia, Chad, Chile,China, Comoros, Congo, Costa Rica, Cote d’Ivoire, Cuba, Cyprus, Democratic People’s Republic of Korea (North Korea), Denmark, Djibouti, Dominica
E: Ecuador, Egypt, Eritrea, Estonia, EthiopiaF: Finland, France
G: Gabon, Gambia, Germany, Ghana, Greece, Grenada, Guinea, Guyana
I: Iceland, India, Indonesia, Iran, Iraq, Ireland, Italy
J: Japan, JordanK: Kazakhstan, Kuwait, Kyrgyzstan
L: Laos, Lebanon, Liberia, Libya, Liechtenstein, Lithuania, Luxembourg
M:Madagascar, Malaysia, Maldives, Mali, Malta, Mauritania, Mauritius, Monaco, Montenegro, Morocco, Mozambique
N: Namibia, Nepal, Netherlands, New Zealand, Nicaragua, Niger, Nigeria, Norway
O: Oman
P: Pakistan, Papua New Guinea, Peru, Portugal
Q: Qatar
R: Republic of Korea (South Korea), Russia
S: Saint Vincent and the Grenadines, Saudi Arabia, Senegal, Serbia, Seychelles, Singapore, Slovakia, Slovenia, Somalia, South Africa, Spain, Sri Lanka, Sudan, Suriname, Sweden, Switzerland, Syria
T: Tajikistan, Thailand, The Former Yugoslav Republic of Macedonia, Tunisia, Turkey
U: United Arab Emirates, United Kingdom, United Republic of Tanzania, Uruguay, Uzbekistan
V: Venezuela, Vietnam
Y: Yemen
Z: Zimbabwe

Wadamada ka soo horjeestey qaraarka ayaa kala ah;
G: Guatemala, Honduras,Israel Marshall Islands, Micronesia ,Nauru, Palau, Togo, United States

Wadamada ka aamusay codeynta qaraarka;

A: Antigua-Barbuda, Argentina, Australia
B: Bahamas, Benin, Bhutan, Bosnia-Herzegovina, Cameroon, Canada, Colombia, Croatia, Czech Republic , Dominican Republic, Equatorial Guinea, Fiji, Haiti, Hungary, Jamaica, Kiribati, Latvia, Lesotho, Malawi, Mexico, Panama, Paraguay, Philippines, Poland, Romania, Rwanda, Solomon Islands, South Sudan, Trinidad-Tobago, Tuvalu, Uganda, Vanuatu




Developed by Jago Desain