YAAB: Kooxda kubada cagta las palmas oo 47 gool ka dhaliyey dhigooda naadiga canaries

YAAB: Kooxda kubada cagta las palmas oo 47 gool ka dhaliyey dhigooda naadiga canaries


Kulan ka tirsanaa ciyaaraha kooxaha dalka Spain Gaar ahaan Horyaalka Ciyaartoyda da’da yar ee dalkaas ayaa lagu kala badiyay Natiijo layaab leh, kadib markii lagu kala badiyey 47-0.
Kooxda Kubada Cagta Las Palmas Gaar ahaan Ciyaartoydeeda da’ahaan ka hooseeya 23 ka Sano ayaa 47 Gool ka dhaliyey dhigooda Naadiga Canaries. Ciyaartaas oo ka tirsanayd Horyaalka Ciyaartoyda ku jirta Akadeemiyada kooxaha Spain.
Xidhiidhka kubada Cagta dalka Spain ayaa shaaca ka qaaday in ay baadhitaan ku samayn doonaan waxa keenay in Goolal intaa le’eeg layska dhaliyo hal Ciyaar waxaana macquul ah in la ganaaxo Naadiga laga dhliyey Goolasha intaa le’eeg.

Developed by Jago Desain