Daawo Sawiro:Sida Madaxweyne Farmaajo Loogu Soodhaweeyay Koonfurta Gaalkacayo Ee Galmudug,

Daawo Sawiro:Sida Madaxweyne Farmaajo Loogu Soodhaweeyay Koonfurta Gaalkacayo Ee Galmudug,

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu soo dhaweeyay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug.

Soo dhaweynta Madaxweynaha ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug sida Madaxweynaha Galmudug, Wasiiro, iyo Xildhibaano.







Profile
Developed by Jago Desain