(Daawo)Baarlamaanka Puntland oo Mooshin ka keenay Idaacadda BBC Somali

(Daawo)Baarlamaanka Puntland oo Mooshin ka keenay Idaacadda BBC Somali

Qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa mooshinkii ugu cuslaa ka keenay Idaacadda BBC-da kadib markii ay boggeed mareegta kusoo daabacday warbixino been ah oo ku saabsan nabad galyada Puntland iyo safarkii madaxweyne Farmaajo uu ku tagay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari oo ay ku tilmaameen shaqaalaha Mareegta BBC-du meel amnigeedu uusan sugnayd isla markaasna madaxweyne Farmaajo oo u bareeray meel khatarteeda amni ay aad u sarayso.


Halkan ka daawo



Developed by Jago Desain