Dhagayso: Odayaal iyo waxgarad dhaliil u jeediyay Madaxwayne Gaas wareejinta Dakada Boosaaso

(Dhagayso: Odayaal iyo waxgarad dhaliil u jeediyay Madaxwayne Gaas wareejinta Dakada Boosaaso

Xarunta Ganacsiga Puntland ee Boosaaso waxaa shir jaraa’idku qabtay odayaal iyo waxgarad kamid ahodayaasha gobalka Bari kuwaas oo dhaliil u jeediyay Madaxwayne Gaas kuna Ee deeyay in uu dakada boosaaso uu ka gatay shisheeye

dhanka kale waxay taageero iyo hambalyo u direen dowlada soomaaliya ugu hambalyeeyeen  sid ay ay kula so wareegtay maamulka Hawadda somaaliya.

Odayaasha ayaa dhinaca kale ka hadlay safarka Madaxweyne Farmaajo uu ku imaanayo puntland waxayna si isku mid ah u sheegeen inay soo dhaweynayaan Madaxweynaha kuna soo dhaweynayaan Puntlandayagoo ku baaqay inuu yimaado magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari 

Halkan ka dhagayso




Developed by Jago Desain