Halkan ka dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha maanta oo ay maalintu tahay maalin khamiis ah taariikhduna tahay 18/01/2018 ka maraayaann Sayladdaha xoolaha ee magaalada Baargaal ee Gobolka Gardafuu iyo magaalada Garoowe ee xarunta gobolka nugaal
waxaa soo diray xubintan Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji.
xigasho: Radio Ergo