Xog : Madaxwayne Farmaajo, Madaxda PL & Isimadda dhaqanka oo leh kulan muhiim ah iyo qodobada laga hadli doono?

Xog : Madaxwayne Farmaajo, Madaxda PL & Isimadda dhaqanka oo leh kulan muhiim ah iyo qodobada laga hadli doono?

waxaa caaway qorshaysan kulan muhiim ah oo Madaxweynaha dawladda Faderaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, uu la qaadanaayo Madaxweynaha Puntland oo ay ku wehliyaan Wasiiradda labada dhinac ee dawladda dhexe iyo kuwa Puntland, iyo Isimada dhaqanka.

Kulankan waa kii ugu horeeyey ee noociisa ah waxaana diirada la saarayaa Arrimaha xasaasiga ah ee ay Puntland ka doonayso dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, sida qaybinta 
Deeqaha caalamiga ah ,  xiisada la xariirta Arrimaha Khaliijka oo ay puntland rabto in dhexdhexaadnimada laga noqdo oo dalalka imaaraatka iyo sucuudiga lala safto sidoo kale waxaa diirada la saaraayaa sida nagu maqaala ah arinta Dekeda magaalada Boosaaso
Developed by Jago Desain