Nin Ajnabi Ah Oo Xalay Lagu Dilay Magaalada Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in xalay Magaaladaas lagu dilay mid ka mid ah Dadka Ajaanibta ah ee ku nool Boosaaso. Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in Ninkaan uu toogtay Askari ka tirsan Ciidamada Ilaalada Hay’adaha Ee SPU Xaruntooda Magaalada Boosaaso. AKHRISO Dhageyso:-Wasaaradda Maaliyadda oo ka hadashay lacagaha Dulsaarka ah ee lagu soo rogay iibka… Feb 5, 2018 Sawirro:-Wafdi isugu jira Xildhibaano iyo Wasiiro oo gaaray Magaalada Hobyo Feb 5, 2018 Dhageyso:-Gudoomiye Yariisow oo amray in la joojiyo dhismo ku socdo Dhul ay horay u fasaxeen… Feb 5, 2018 Wararku waxa ay sheegayaan in Qofkaasi Ajnabiga ah lagu dilay shaki maadaama ay aheyd xili habeen ah isla markaana Askarigii falkaasi geystay uu Goobta ka baxsaday. Ads-resp Masuuliyiinta Hay’adda SPU iyo kuwa Puntland kama hadlin dilka loo geystay Ninkaasi Ajnabiga ah,waxaana haatan socdo qorsho lagu soo qabanayo ninkii ka dambeeyay dilka Ninkaasi u dhashay dalka Itoobiya oo xalay lagu dilay Boosaaso.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in xalay Magaaladaas lagu dilay mid ka mid ah Dadka Ajaanibta ah ee ku nool Boosaaso.

Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in Ninkaan uu toogtay Askari ka tirsan Ciidamada Ilaalada Hay’adaha Ee SPU Xaruntooda Magaalada Boosaaso.

Wararku waxa ay sheegayaan in Qofkaasi Ajnabiga ah lagu dilay shaki maadaama ay aheyd xili habeen ah isla markaana Askarigii falkaasi geystay uu Goobta ka baxsaday.

Masuuliyiinta Hay’adda SPU iyo kuwa Puntland kama hadlin dilka loo geystay Ninkaasi Ajnabiga ah,waxaana haatan socdo qorsho lagu soo qabanayo ninkii ka dambeeyay dilka Ninkaasi u dhashay dalka Itoobiya oo xalay lagu dilay Boosaaso.
Developed by Jago Desain