DEG-DEG:Khayre Oo Shir Jaraaid Qabtay+Fadeexad PD world Berbera iyo Ethi...

Raysal-wasaaraha dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo goordhaweyd shirjaraa'id oo ku saabsan arrinta dekedda Berbera ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aanay dawladdiisu qayb ka ahayn heshiiska dekedda isla markaana lagala tashan.

Mudane Khayre waxa uu sheegay in mowqifka dawladda federaalka Soomaaliya ee ku aaddan heshiiska dekedda Berbera uu yahay midkii ay soo saartay wasaaradda dekedaha Soomaaliya.

"ilaalinta ammaanada ummadda soomaaliyeed ee la noo dhiibay waa waajibka koowaad ee na saaran.." ayuu yiri.

Halkan ka daawi shirkii jaraaid

Developed by Jago Desain