DHAGEYSO:-Xafiiskii Bankiga Wasaarada Maaliyada gobolka Gardafuu oo si rasmi ah u Shaqo bilaabay


Xili dhawaan magaalada Caluula ee gobolka Gardafuu laga xarig jaray Bank ay leedahay dawlada Puntland in laga furayo degmada Caluula ayuu si rasmi ah u shaqa bilaabay.

Xisaabiyaha guud ee Bankiga Dhexe ee degmadaasi oo warbaahinta kula hadlayey magaaladaasi ayaa sheegay inuu si rasmi ah u shaqo bilaabay Bankiga degmada Caluula ee gobolka Gardafuu.

Maxamed Axmed Jeeg Xisabiyaha guud ee wasaarada Maaliyada gobolka gardafuu ahna gudoomiyaha Bankigaasi ayuu ku sheegay inuu shaqaynayo Bankigu lacagtii ugu horaysay ee wasaarada ay qabteen.

Halkan ka dhagayso

Developed by Jago Desain