Akhriso:-Magacyada Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la magacaabay.

Akhriso:-Magacyada Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la magacaabay.
Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in ay Magacaabaan guddiga doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya,si loo doorto guddoomiye.
Xildhibaannada ayaa loo qeybiyey Magacayada Guddiga oo ka kooban 15 Xubnood oo ka tirsan golaha Shacabka si ay u meel mariyaan.
Kulanka saddexaad ee kalfdhiga Golaha shacabka Soomaaliya ayaa ka furmay Magaalada Muqdisho iyadoo Xildhibaannada loo qeybiyay magacyada 15 xubnood oo uu ka kooban yahay Guddiga doorashada Guddoonka Golaha shacabka Soomaaliya.
Hoos Ka Akhriso Magacyada 15 xubnood ee guddiga.

Developed by Jago Desain