Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo loo doortay guddoomiyaha Golaha Shacabka

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka Hoggaamin doona Saddexda Sano ee socota ka dib Doorasho ka dhacday Magaalada Muqdisho. Wareegii ugu dambeeyay ee doorashadda ayaa waxaa ku tartamaayay musharaxiinta kala ah Ibraahim Isaaq Yarow iyo Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Doorashadda Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ay ku tartamaayeen 10 Musharax ayaa ugu dambeyntii waxa ay Guusha raacday Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo horay u ahaa Wasiirka Difaaca. Maxamed Mursal Sheekh Cabdiramaan ayaa helay 147 , halka Ibraahim Isaaq Yarow uu helay 119 Cod.

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka Hoggaamin doona Saddexda Sano ee socota ka dib Doorasho ka dhacday Magaalada Muqdisho.

Wareegii ugu dambeeyay ee doorashadda ayaa waxaa ku tartamaayay musharaxiinta kala ah Ibraahim Isaaq Yarow iyo Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Doorashadda Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ay ku tartamaayeen 10 Musharax ayaa ugu dambeyntii waxa ay Guusha raacday Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo horay u ahaa Wasiirka Difaaca.

Maxamed Mursal Sheekh Cabdiramaan ayaa helay 147 , halka Ibraahim Isaaq Yarow uu helay 119 Cod.
Developed by Jago Desain