(Dhegeyso) Garoowe Masuul Ka Tirsan Puntlad Oo Mayd Ahaan Looga Tagay

(Dhegeyso) Garoowe Masuul Ka Tirsan Puntlad Oo Mayd Ahaan Looga Tagay


Agaasime kuxigeenka Hay,adda Daryeelka Bulshada Puntland ayaa ka waramay dhaawac dhawaan kooxo burcad ah ay ugu gaysteen magaalada Garoowe.
Agaasime kuxigeenka Hay,adda daryeelka Bulshada Puntland Shucayb Siciid Maxamed ayaa niman ku hubaysan Tooriyo waxaa ay dhaawac halis ah ugu gaysteen magaalada Garoowe waxaana haatan xaaladiisu ay tahay mid wanaagsan.
Agaasimaha oo la hadlay Radio Garoowe ayaa sheegay in kooxda dhaawaca u gaysatay ay mayd ahaan uga tageen balse uu alle badbaadiyey.
Waxaa uu ka codsaday laamaha amaanka dowladda Puntland inay adkeeyaan amaanka Magaalada Caasimadda ah ee Garoowe.
Halkaan Hoose ka dhegeyso Codka.
Developed by Jago Desain