Daawo :Reer Boosaaso Oo Gurmad Xoogan geeyay Tukaraq 30 Gaari iyo 600 Oo Ciidan Ah

Daawo :Reer Boosaaso Oo Gurmad Xoogan geeyay Tukaraq 30 Gaari iyo 600 Oo Ciidan Ah
Waxaa Maanta Sooo Gaaray jiida Hore tukaraq ciidankii ugu badna ee Gurmad ah kana yimaada gobolka bari iyo xarunta gobolka bari ee boosaaso

Ciidankan oo gaaraaya ilaa 600 oo Askari islamarkaana ku hubaysan gaadiidka dagaalka ayaa si diiran loogu soodhaweeyay Dhamaan deegaanka


halkan ka daawo 

Developed by Jago Desain