Rasmi: Wasaaradda #Waxbarashada iyo Tacliinata sare ee Dowlada #Puntland oo shaacinaysa imtixaankii Dugsiyada sare maalinta barito ah

Waxbarashads

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland ayaa sheegtay inay si rasmiya u shaacinayso imtixanadkii Dugsiyada sare ee puntland,

Hadal ka soo baxsy wasaarada ayaa lagu yiri " kadib Markii saacado badan shirar loo fadhiyey maal mihiila soo dhaafay waxay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland si rasmiya u shaacinaysaa imtixanadkii Dugsiyada sare ee puntland,

dhammaan maamulayaasha, Macalimiinta sharaftaleh iyo ardayda, waalidka iyo bulshawaynta soomaaliyeed ee ku nool deegaaanda Puntland, waxaan la socodsiinaynaa in Malinta barito ah in la shaacinayo Natiijadii imtixaanka Dugsiyada sare ee Puntland ee Sanad Dugsiyeed 2017- 2018.

haddaba aradyga waxaa la rabaa mobilkiisa in uu kala socdo natiijda isagoo tagaya qaybtiisa massegka oo ku qoraya 299 ka dibna Roll Numberkisa imtixaanka galinaya.

Ardayda waxaa la ogaysiinya inay is dajiyaan kuna qancaan natijadooda qofka nolasaha kama dhicin marna waa uu ku laaban karaa sanad dugsyeedka kale haduu natiijada ku qanci waayo Ardaygu.
Developed by Jago Desain