Daawo: Dooddii Ugu Adkayd ee Jimcaha BBC Somali Iyo Xariga Cabdi Ileey..

Iyo Madaxweynihii Is-casilay Xaaladdiisa
Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacada BBC-da ayaa dooddii Jimcaha ee todobaadkan si weyn ugu faaqiday xaaladaha ka soo kordhay dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo wuxuu ku dambayn doono Madaxweynihii hore ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ee is casilay.
Doodda Jimcaha ee todobaadkan waxaa kale oo lagaga hadlay siday ku soo bilaabmeen dawlad deegaanada dawladda federaalka Itoobiya iyo wuxuu ku dambayn doono qalalaasaha siyaasadeed ee ka dhacay kililka shanaad.
haddaba halkan hoose ka daawo dooddaas oo ah mid kulul oo aad u xiiso badan.
Developed by Jago Desain