DegDeg: Baarlamanka Puntland ayaa Mowshin Ka keenay Shirkadda DPWorld ee la rabay inay dbisto Dekedda Bosaso.

Mudanayaasha baarlamaanka Puntland ayaa goor dhaw sheegay in ay Mooshin ka gudbiyeen Shirkada P & O oo qeyb ka ah shirkada DP WORLD oo horey ula wareegtay dekeda magaalada Boosaaso, ilaa haddana lagu eedaynayo in aysan waxba ka qaban. Xildhibaanada mooshinka gudbiyey, waxay ku doodayaan in Heshiiskii horey loo galay la garab maray oo aysan ilaa hadda dhinaca Imaaraatka Carabta waxba ka qaban oo ay tahay in dib loo eego Heshiiskaas.

Mudanayaasha baarlamaanka Puntland ayaa goor dhaw sheegay in ay Mooshin ka gudbiyeen Shirkada P & O oo qeyb ka ah shirkada DP WORLD oo horey ula wareegtay dekeda magaalada Boosaaso, ilaa haddana lagu eedaynayo in aysan waxba ka qaban.

Xildhibaanada mooshinka gudbiyey, waxay ku doodayaan in Heshiiskii horey loo galay la garab maray oo aysan ilaa hadda dhinaca Imaaraatka Carabta waxba ka qaban oo ay tahay in dib loo eego Heshiiskaas.

Developed by Jago Desain