Madaxweynaha Puntland oo wareegto ku Magacaabey Agaasime Waaxeedyo Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland

Madaxweynaha Maamulka Puntland. Markuu arkay: Dastuurka Puntland Markay tixgeliyey: Aqoontooda iyo khibradooda shaqo Waxuu Xeeriyey: Waxaa Maxamed Siciid Maxamed (Black) loo magacaabay Agaasimahad Waaxda Qorsheynta iyo Siyaasadda ee Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Puntland. Waxaa Maxamed Cali Muuse loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Kalluumaysiga iyo Horumarinta ee Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Puntland. Waxaa Daahir Faarax Xuseen loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Tababarada iyo Cilmi Baarista ee Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Puntland. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay madaxweynuhu -DHAMMAAD-

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa Maanta Wareegto uu soo saaray waxa uu ku Magacaabay Agaasimayaal Wasaarad ka tirsan Maamulkiisa.
Agaasimiyaasha ayaa waxaa loo kala Magacaabay Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Maamulka puntland.
Hoos Ka Akhriso Wareegtada oo dhameystiran.

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray 23 August 2018 ku magacaabay Agaasime Waaxeedyo Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland.
Xeer Madaxweyne Lr. 110 August 23, 2018, kuna saabsan magacaabid Agaasime Waaxeedyo Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Puntland.
Madaxweynaha Maamulka Puntland.
Markuu arkay: Dastuurka Puntland
Markay tixgeliyey: Aqoontooda iyo khibradooda shaqo
Waxuu Xeeriyey:
  1. Waxaa Maxamed Siciid Maxamed (Black) loo magacaabay Agaasimahad Waaxda Qorsheynta iyo Siyaasadda ee Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Puntland.
  2. Waxaa Maxamed Cali Muuse loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Kalluumaysiga iyo Horumarinta ee Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Puntland.
  3. Waxaa Daahir Faarax Xuseen loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Tababarada iyo Cilmi Baarista ee Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Puntland.

  1. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay madaxweynuhu
-DHAMMAAD-

Developed by Jago Desain