9/1/18 - 10/1/18

Xuutiyiinta oo diyaarad aan duuliye lahayn ku duqeysay garoonka diyaaradaha Dubai

Kooxda Xuutiyiinta dalka Yeman ayaa ku dhawaaqay inay maanta Diyaarad aan Duuliyaha laheyn (Drone) ay ku duqeeyeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga a…

Iska hor imaad ciidamo ka tirsan Puntland ku dhexmaray magaalada Boosaaso

Laba qof oo rayid ah ayaa geeriyooday, laba askarina way ku dhaawacmeen kadib markii maanta galinkii dambe dagaal dhexmaray ciidamo ka tirsan maa…

Waraysi: Gudoomiyaha Gobolka Gardafuu : Kaluumaysatada Gobolka waxa ay qaati ka taagan tahay Doonyaha Jariifka ah ee laga leeyahay Yaman iyo Iiraan

Guddoomiyaha gobolka Gardafu Maxamuud Axmed caynab oo Waraysi gaar ah siiyay Warsidaha Puntlandi.com ayaa sheegay in ay wali xeebaha gobolka Gar…

SAWIRO: FAARAX CALI SHIRE OO SI RASMI AH UGU DHAWAAQ INUU YAHAY MUSHARAX MADAXWEYNE #PUNTLAND

Murashaxa Madaxweynaha Puntland ee 2019 Dr. Faarax Cali Shire ayaa maanta Daahfuray Ololihiisa Doorashada, wuxuuna si rasmi ah u iclaamiyay inuu u…

Sawiro: Nin soo xirtay dharka dumarka lana baxay Farxiya oo la qabtay

Ciidamada Hay’adda Nabad suggida Qaranka qeybtooda degaanada maamulka Jubbaland ayaa gacanta kusoo dhigay nin xirnaa dharka dumarka,  kaasoo ku sug…

WAR DEG DEG AH: Labo qof oo lagu dilay Boosaaso iyo xog kasoo baxaysa

Boosaaso labo nin ayaa goordhoweydto lagu dilay aaga Huurse-2, kooxdii dilka geystay ayaa baxsaday. Saraakiil ka tirsan Dowladda ayaa warbaahin…

DAAWO: Socdaalkii Qaaradaha Ee Ololaha Doorashada Musharaxa Madaxweynaha Puntland Dr. Faarax Cali Shire Oo U Talaabaya Goboladda Puntland.

Musharaxa u loolamaya xilka doorashadda Madaxweynaha Puntland ee sanadka 2019 Dr. Faarax Cali Shire wuxuu dib ugu soo laabtay dalka 10ka bishan S…

SAWIRKA MAANTA : Adeer waqti kale nooga dhig hada olole doorasho baan ku jirnaa ..

Mashruuca” #waxbar carruurta Soomaaliyeed” oo ay maalgalinayso dawlada #Qatar oo #Garoowe laga daah-furay

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa maanta Garoowe ka daah-furtay barnaanij lagu magacaabo”waxbar carruurta Soom…

Daawo: Musharax Madaxwayne Faarax Cali Shire oo Boosasao si wayn loogu soo dhaweeyey

Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari waxaa lagu soo dhaweyey musharax Madaxweyne Faarax Cali Shire  oo ka mid ah musharixiinta u taagan xi…

Baargaal : Musharax Xildhibaan Abuukar Indhacade oo Qado Sharaf u Sameeyey waxgarad iyo cuqaal

Qado Sharaftan Uu Musharaxa Xilka Barlamaanka Puntland Abuukar Axmed Yuusuf (Abuukar Indhacade ) Uu ugu qabtay Hotel Maka Al mukarama ee Degmada…

US Navy Seizes Thousands of AK-47s in the Gulf of Aden

More than 2,500 AK-47 automatic rifles were seized from a stateless skiff in the international waters of the Gulf of Aden at the end of August. U.S…

Madaxweyne ku xigeennada Puntland iyo Galmudug oo ka hor yimid Go’aanadii Shirkii Kismaayo [Akhriso]

Laba ka mida madaxweyne ku xigeenada Maamul Goboleedyada dalka ayaa ka hor yimid go’aanadii ka soo baxay shirkii madaxda maamul Goboleedyada ee m…

Maalinta Berri Ah Oo La Shaacinayo Liiska Xubnaha Cusub Ee Golaha Deegaanka Bosaso

Maalinta berri ah ayaa lagu wadaa haddii ALLE idmo in la shaaciyo liiska xubnaha cusub ee golaha deegaanka degmada Bosaso, oo maalmahan socotay…

Sawiro: Munaasibad Lagu Maamuusayay Ardaydii Kaalmaha ugu Horreeya ka galay Imtixaanaadkii shahaadada Dugsiyada Sare ee Puntland oo lagu qabtay Baargaal

waxaa Magaalada Baargaal ee Gobolka Gardafuu lagu qabtay munaasibad lagu shaacinayey furitaanka sanad dugsiyeedka cusub ee 2018/2019 , laguna aba…

Local News

Developed by Jago Desain