Madaxweyne Gaas oo Rajo Geliyey Musharixiin Badan Isimadana Ku Amray in 30% Barlamaanka Laga Dhigo ...

War qoraal ah oo maanta ka soo baxday xafiiska madaxtooyada madaxweynaha dowladda Puntland ee magaalada Garoowe ayaa madaxweyne Gaas farriin ugu diray isimada iyo odayaasha dhaqanka ee Puntland. Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu baaqay odayaasha dhaqanka iyo isimada reer Puntland ee soo xulaya barlamaanka cusub inay buuxiyaan qoondada haweenku kuleeyihiin barlamaanka ee 30%. AKHRISO


War qoraal ah oo maanta ka soo baxday xafiiska madaxtooyada madaxweynaha dowladda Puntland ee magaalada Garoowe ayaa madaxweyne Gaas farriin ugu diray isimada iyo odayaasha dhaqanka ee Puntland.

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu baaqay odayaasha dhaqanka iyo isimada reer Puntland ee soo xulaya barlamaanka cusub inay buuxiyaan qoondada haweenku kuleeyihiin barlamaanka ee 30%.
AKHRISO

Developed by Jago Desain