Bareeda :Gudoomiyaha gobolka Gardafuu oo ka warbixiyay kal-fadhigii 2aad ee Golaha Deegaanka Degmada Bareeda

Bareeda :Gudoomiyaha gobolka Gardafuu oo ka warbixiyay kal-fadhigii 2aad ee Golaha Deegaanka Degmada Bareeda


Xildhibaanada golaha deegaanka Degmada Bareeda ee gobolka Gardafuu ayaa waxaa u soo gabagaboobay kal fadhigii 2aad ee Golaha Deegaanka Degmada Bareeda, intii layagleeyay maamulka cusub ee DEgmada  kaas oo u socday muddo shan cisho ah. 
Shirkan ayaa waxaa kasoo baxay qodobo ay soo saareen golaha deegaanka Degmada Bareeda, waxaana qodobadii kasoo baxay shirkaasi Radio Garowe uga waramay gudoomiyaha gobolka Gardafuu Maxamuud Axmed Caynab.

Halkan Ka dhagayso waraysiga Gudoomiyaha Gobolka Gardafuu 


Developed by Jago Desain