DAAWO: MUSHARAX MADAXWAYNE #PUNTLAND : C/RAXMAAN MAXAMED BANGAX WAXAAN RABAA INAAN BADALO DHAQAN XUMADA KA JIRA PUNTLAND

DAAWO: MUSHARAX MADAXWAYNE #PUNTLAND : C/RAXMAAN MAXAMED BANGAX WAXAAN RABAA INAAN BADALO DHAQAN XUMADA KA JIRA PUNTLAND

MUSHARAX MADAXWAYNE PUNTLAND : MUDANE C/RAXMAAN MAXAMED SAALAX (BANGAX ) 
Wasiirkii hore warfaafinta Puntland xilgii Cadde Muse Alaha U naxariistee 

wasiir Ku xigeenkii ARIMAHA GUDAHA DAwlada Federalka Soomaaliya xiligii Raisulwasaare Abdiwali 
kana mid ahaa Asaasayaashi Puntland iyo North eastern region Authority of Somalia

"Waxaan Rabaa Inaan Badalo Dhaqan Xumada Ka jira Puntland Puntland waxyabahan loo idman oo hada socda 
waa qaab Qowlaysato ah 
waa qaab aan ahayn qaabkii suubanaa ee ilaah na faray

waxaan doonayaa inaan badalo oo la dagaalamo :
1- dhaqanka Laaluushka
2- eexda xasabada tolaysiga qaraabo kiilka kali noolaashaha 
3- Danlayda gaarka ah dalka iyo dadkaba aan u shaqaynayn

Halkan Ka daawo Murashax Madaxwayne Mudane C/raxmaan Maxamed Bangax oo Ka hadlaaya arimahaas 

Developed by Jago Desain