DHAGEYSO:-Muuse Biixi”Hadaad SNM Ahayd Rag SSDF Ah Ayaa Puntland Jooga”

DHAGEYSO:-Muuse Biixi”Hadaad SNM Ahayd Rag SSDF Ah Ayaa Puntland Jooga”

Musharax Siciid Cabdullaahi Deni oo u taagan xilka Madaxweynaha Dawladda Puntland doorashada 8 Janaayo 2019, kana mid ah musharaxiinta ugu cad-cad ayaa hadal dheer ka jeediyey kulanka Deni iyo Dadweynaha Boosaaso oo ay ka soo qeybgaleen haldoorka iyo Shacabka Magaalada Boosaaso, Musharaxa ayaa ka hadlay marxaladaha ay maanta kusugan tahay Puntland-ta 20 sanno jirsatay.

Musharax Siciid Cabdullaahi Deni ayaa yiri " Puntland waxaa lagu yaqaanaa nabad , kala danbayn , iyo hogaansanaan , waxaan aad uga xumahay in Dawlada Hada joogta ay ku celceliso waa xukuumadii kaabayaasha dhaqaalaha , kaabayaasha dhaqaalaha ee dalkan ugu muhiimsan waxay ahayd dekeda boosaaso iyadana waa xirantahay "
Deni ayaa si adag ugu hanjabay madaxweynaha somaliland muuse biixi cabdi ka dib safar uu ku tagay gobolo ay puntland sheegtay in ay ka taliso.

HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO :

Developed by Jago Desain