Hambalyo : Aqoonyahan Faarax cawaash beeldaaje oo loo magacaabay Wasiirka Kaluumeysiga iyo khayradka Badda ee dawlad goboleedka puntland

Hambalyo : Aqoonyahan Faarax cawaash beeldaaje oo loo magacaabay Wasiirka Kaluumeysiga iyo khayradka Badda ee dawlad goboleedka puntland

Ugu horreyn, Waxaan hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u diraynaa aqoonyahan Faarax cawaash beeldaaje oo loo magacaabay Wasiirka Kaluumeysiga iyo khayradka Badda ee dawlad goboleedka puntland 

faarax cawaash waa aqoonyahan shahaadooyin sare ka haysta jaamacado caalami ah, waayo-arag , aragti durugsan leh .

Waxaan Ilaahay ka baryaynaa inuu wasiir faarax cawaash beeldaaje wasiirka cusub ee wasaarada kallumaysiga Puntland oo kamid ah wasaardaha halbawlaha u ah dhaqaalaha Puntland inuu xilkaas uu ummadda u qabtay ee loo igmaday ku garab galo.


SHABAKADA BAARGAAL.NET
ishawararka horumarka deegaanada calbari
Developed by Jago Desain