Shirkadda Spectrum Geo Limited oo ku dhawaaqday war ka nixiyey Kenya iyo

Shirkadda Spectrum oo ah Shirkadda sameysay sahanka Shidaal baarista Somaliya ee 7-dii Bishan lagu soo bandhigay Magaalada London ee dalka UK, ayaa war kasoo saartay sahankii ay sameysay & dooda Kenya ay qabto xilligaan. War ka soo baxay Shirkadaasi ayaa lagu soo bandhigay qariirada badda ee sahanka Shidaal Baarista laga sameeyay, waxay kaloo beenisay in Shirkii London lagu xaraashay Xirmooyin ka mid ah Shidaalka Somaliya. Shirkadda Spectrum ayaa warkeeda waxa ay ku sheegtay Badda ay sahanka Shidaal baarista ku sameysay inaysan ku jirin goobaha ay ku muransan yihiin dalalka Somaliya & Kenya oo dacwadeeda ay taallo Maxkamadda Hague.
Shirkadda Spectrum oo ah Shirkadda sameysay sahanka Shidaal baarista Somaliya ee 7-dii Bishan lagu soo bandhigay Magaalada London ee dalka UK, ayaa war kasoo saartay sahankii ay sameysay & dooda Kenya ay qabto xilligaan.

War ka soo baxay Shirkadaasi ayaa lagu soo bandhigay qariirada badda ee sahanka Shidaal Baarista laga sameeyay, waxay kaloo beenisay in Shirkii London lagu xaraashay Xirmooyin ka mid ah Shidaalka Somaliya.

Shirkadda Spectrum ayaa warkeeda waxa ay ku sheegtay Badda ay sahanka Shidaal baarista ku sameysay inaysan ku jirin goobaha ay ku muransan yihiin dalalka Somaliya & Kenya oo dacwadeeda ay taallo Maxkamadda Hague.


Developed by Jago Desain