Xog Hoose: Madaxwaynaha Puntland oo ku soo wajahan Magaalada Boosaaso

Xog Hoose: Madaxwaynaha Puntland oo ku soo wajahan Magaalada Boosaaso

Madaxweynaha dowlad Goboleedka  Puntland Siciid Cabdulaahi Denni ayaa safarkiisa ugu horeeyey ku tagi doona magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland,

Madaxwayne Dr. Siciid Cabdullaahi Denni ayaa safarkiisa galaya kadib marka uu magacaabo golihiisa wasiiradda, waxaana xusid mudan sida xogta lagu helaayo in xukuumadiisa cusub shaqada ugu horeysa ka bilaabidoonaan magaalada Boosaaso.

madaxweynuha Cusub ee Puntland Dr. Siciid C/laahi denni ayaa horay u ballan qaaday inuu  ahmiyad gaar ah siindoono xasilinta magaalada Bosaso uuna isbedel xoogan oo la taaban karo ku sameyndoono laamaha amniga, iyo maamulka gobolka Bari.
Developed by Jago Desain