DADKA U TARTAMAYA GOLAYAASHA DEGAANKA PUNTLAND OO LAGU XIRAY IN AY DHAQAALE KU FILAN HAYSTAAN


Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Puntland ayaa shaacisay, shuruudaha laga doonayo cid kasta oo u sharraxan, xubinnimada golayaasha degaanka degmooyinka Puntland.

Qoraal ka soo baxay xafiiska wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa lagu soo bandhigay, shuruudo ka kooban 15 qodob oo laga rabo, qofka u tartamaya xildhibaannada golayaasha degaanka Puntland.
Shuruudaha waxa ku xusan; in qofka u tartamaya xubinnimada golaha degaanka, uu dhaqaale ahaan ka maarmi karo hantida dowladda iyo in beelaha 2 xubnood iyo ka badan leh, ay ilaaliyaan qoondada haweenka ee xulista xildhibaannada degaanka.

Halkan ka akhriso qodobada kale



Developed by Jago Desain