Isku Day Afgambi oo ay fashilisay Itoobiya iyo Wararkii u dambeeyey

Sidda goor dhaw laga baahiyey Tvga dawladda Itoobiya, waxaa fashilmay isku day Afgambi oo ay qeyb ciidamada dalkaas katirsan doonayeen in ay ka fuliyaan gobalka Amxaaradda oo ay doonayeen in ay talada kula wareegaan.

Cidda ka dambeysa Afgambiga waxaa lagu sheegay qaar kamid ah madaxda dalka, lamana sheegin wax magacyadooda ah, balse xogaha ayaa sheegaya in la xiray.

Madaxweynaha Ismaamulka Amxaaradda aya ka badbaaday in ay kooxaha Afgambiga qorsheeyey ay qabtaan, wuxuuna si dirqi ah uga baxsadau goob lagu weeraray.

Majiraan warar madax banaan isgaarsiinta oo dhan ayaa lahakiyey Gobalka Ismaamulka Amxaaradda, waxaama adag in la helo faahfaahin.

Developed by Jago Desain