Wasiiru dowlaha madaxtooyada iyo arrimaha Federaalka Puntland oo iscasilay

Wasiiru dowlaha madaxtooyada iyo arrimaha Federaalka Puntland oo iscasilay

Saalax Xabiib Jaamac ayaa sheegay inuu iska casilay xilkii uu hore u hayay ee ahaa wasiiru dowlaha madaxtooyada iyo arrimaha Federaalka, islamarkaana uu ka cudur daartay xilka cusub ee madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni uu magacaabay


Qoraal uu soo dhigay bartiisa facebooga waxa uu sheegay markii uu si taxadar ah uga fekeray uu go’aansaday inuusan qaban xilka cusub oo ahaa wasiiru dowlaha wasaarada cadaalada, diinta iyo arrimaha dastuurka.
Waxaa sharaf weyn ii ahayd inaan shacabkayga aan u soo adeegayay 4 sanno ee la dhaafay, lana soo shaqeeyy xukuumadda madaxweyne Gaas. muddo 4 biloodna aan la soo shaqeeyay xukuumadda Deni” ayuu yiri Wasiir Saalax Xabiib
Developed by Jago Desain