Hawladeenada Shabakaka Baargaal Net Oo Shacabka Soomaaliyeed U Diraya Hambalyadda Sanadka Cusub Ee 1441-da

Hawladeenada Shabakaka Baargaal Net Oo Shacabka Soomaaliyeed U Diraya Hambalyadda Sanadka Cusub Ee 1441-da

    Dhamaan shaqaalaha iyo hawlwadeenada shabakada Baargaal Net waxay shacabka Soomaliyeed u dirayaan hambalyo aan la soo koobi karin ee ku aadan sanadka 1441-da

    Waxaan hambalyo gaar ah u diraynaa akhristayaasha shabakada BAARGAAL.NET waxaan ilahay ka rajaynaynaa in uu naga aqbalo cibaadada  cadaabtana uu naga xoreeyo Insha Allah.

    Waxaan Alle weydiisanaynaa in u dalka Soomaaliya iyo dadkaba uu ka dul qaado dhibaatada Dagaalada Colaada iyo abaaraha uguna badalo Nabad, Cadaalad, Horumar, Sinaan, iyo Barwaaqo.

    Sands wanaagsan 

    SHABAKADA BAARGAAl.NET
    Isha wararka horumarka Deeganada Calbari