SAWIRKA MAANTA : Adeer Sanadka waa Doorkii dhalinyarad ee odayga raali ahow dheh ...


waxaa maalmahan ka bilowday degmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu ololaha Xulitaanka xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada Baargaal oo ay ku dhawaaqday wasaarada arimaha Gudaha fedraalka iyo dimuqraadiyenta Puntland  inay dhisi doonta 11 bishan aan ku jiro

Odayaasha dhaqanka iyo Nabadoonada Beelaha ayaa ah ayagu kuwa u xilsaaran soo xulida iyo kala saariida dadka raba , iyadoo ay mararka qaar dhacdo in qof dhaliyaro ah oo firfircoon aan la siin xubinta oo ay odayaashu doorbidaan oday horay ay u yaqaaneen 

Dhalinyarada ayaa waxaa lagu tilmaamaa in ay yihiin lafdhabarta bulshakasta iyo hormuudka isbadelkasta ee ku yamaada deegaan iyo bulsho 

Dhalinyaradu waxay ka qayb qaadataa dhisida iyo hormarka dalkasta oo aduunka dushiisa saaran, wadankastana wuxuu ka hormarsan yahay wadan kale intuu ka dhalin yaro fiican yahay ama ka dhalinyaro hormarsan yahay.  

Hadaba dhalinyarada deegaanku  kaalin intee la eg ayey waqti xaadirkan kaga jiraan dhanka siyaasadda? Ma se ka dhex muuqdaan siyaasada deegaanka ? 
sawirka maanta :  waxaan uga hadlaynaa waxa kala haysra odayaashi iyo dhalinyarada oo u arka in waqtigu waqtigoodii yahay oo. Odayaashuna raali ahaadaan 
Daawasho wacan




SHABAKADDA BAARGAAL.NET
Isha wararka horumaeka Deeganadda Cslbari
Email: Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain