DEGDEG: MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO GUDDOOMIYE CUSUB U MAGACAABAY GOBOLKA GARDAFUU

DEGDEG: MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO GUDDOOMIYE CUSUB U MAGACAABAY GOBOLKA GARDAFUU

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 85 oo ku taariikheysan 21-ka Octoobar, 2019 ku magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Gardafuu.
Madaxweyne Deni oo la tashaday wasiirkiisa arrimaha gudaha, ayaa, Muuse Saalax Guuleed u umagacaabay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Gardafuu 
Madaxweynaha maamul goboleedka puntland mudane siciid C/laahi Deni ayaa sidoo kale wali laga sugaaya Dhismaha Maamulada iyo golayaasha Degmooyinka Gobolka Gardafuu Dhamaan oo ay wali shaqadii sii hayaan maamulkii uu shaqada uga tagay Madaxwaynihii hore ee Puntland Dr. C/Wali Maxamed Cali Gaas oo dhisay maamulada Degmooyinkaas sanadkii 2014
Developed by Jago Desain