Dhegayso: Madaxweyne Deni "isbadal ayaan ku samayn doonaa maamulka gobolka Bari iyo kan .....

Dhegayso: Madaxweyne Deni "isbadal ayaan ku samayn doonaa maamulka gobolka Bari iyo kan .....


Madaxaweynaha Puntland oo Bosaaso ku sugan ayaa sheegay in isbadal wayn ay ku samayn doonaan maamulka gobolka iyo kan degmada Bosaaso hanaanka uu ushaqeeyo.

madaxweynaha ayaa ku amray Hay’adaha dowladda ee ku sugan magaalada Bosaaso iyo degmooyinka hoos yimaada in ay u shaqeeyaan si kaduwan sidii ay horay ugu shaqayn jireen.

hadalkan ayuu madaxweynaha Deni ka sheegay xili shalay uu Bosaaso kulan kula qaatay haweenka gobolka bari.
Dhegayso.


Developed by Jago Desain