War culus : Dowladda Itoobiya oo isaga baxday heshiiskii dekedda Berbera

Dowladda Itoobiya oo isaga baxday heshiiskii dekedda Berbera

Dowlada Ethiopia ayaa iskaga baxsa oo gacanta ka taagatay hishiiskii Bebera kdb markay ku micnaysay mid aan socon doonin iyo qilaafka ka dhashay arinkaas.

Ethiopia ayaa tiri waan ka baxaynaa hishiiskaas umana muuqdo mid hirgali doona dhanka kale arimo xirirka dowladaha aan wanaajinaynin baa noo muuqdaa taas Badalkeedi waxay hishiis la galeen Jabuuti.

Hadalkaa Ethiopia ka soo yeeray oo kaga baxay hishiiskii Berbera ayaa ku soo adayo xili Ethiopia iyo jabuuti kala saxiixdeen hishiis dhanka ganacsiga oo ay jabuuti ugu furaysa marin dikaha ah Dalka Ethiopia.

Tilaabadaan ayaa ka dhigaysaa waji gabax hor leh oo Emaratka soo foodsaaray, Halka dowlad Soomaaliya u tahay guul siysaaded oo hor oo u soo korartay.

Xigasho: universal Tv
Developed by Jago Desain