Hambalyo, Tahniyad Suldaanka Beesha Aadam Cabdiraxmaan Suldaan Sheekh Maxamed Muuse indhataag

Hambalyo, Tahniyad Suldaanka Beesha Aadam Cabdiraxmaan Suldaan Sheekh Maxamed Muuse indhataag


Anagoo ku hadlayna magaca Qurbajoogta beesha Aadan Cabdiraxmaan Siwaaqroon waxaan halkaan tahniyad iyo taageero ugu soo gudbinaynaa Suldaan Maxamed Muse Axmed Indha-Taag anagoo uga hambayaynayna xilka Suldaanka Guud ee Aadan Cabdiraxmaan ee laga bilaabo maalinta laguu igmaday.

Suldaan Maxamed Muse Indhtaag waa Aqoonyahan, Culumo iyo Ganacsade ruug-cadaa ah oo kaalin lama ilaawaana ah ka soo qaatay isu keenidda umadda Soomaaliyeed gaar ahaan Puntland.

Suldaan Maxamed Muse waxa uu ka mid ahaa odayadii la soo shaqeeyay Isimadii soo jireenka ahaa sida Beeldaajahii Beelaha Siwaaqroon(AUN) Beeldaajiye Yasiin oo wakhtigoodii iyo xirfadoodiiba u huray horumarka dadkooda iyo dalkooda.

Sidaa awgeed waxaan Suldaan Maxamed Muse xusuusinaynaa in looga fadhiyo dhiiri gelinta iyo kor u qaadista, sharafta beelaha Siwaaqroon,si qaas ah beeshiisa iyo sumcada Puntland, iyo sidii uu u suurta gelin lahaa wada shaqayn dhab ah oo dhex marta Salaadiinta kale iyo Qurbajoota beelaha Siwaaqroon.

Qurbajoogta Aadan Cabdiraxmaan Siwaaqroon ee dunida dacaldeeda ku baahsan waxa ay ku leeyihiin hambalyo Xurmadle Suldaan, waxayna AIlaah kaaga baryayaan in uu hawshaasi culus kuu fududeeyo, kaana dhigo mid dadka reer Puntland daacidnimo iyo hawlkarnimo ugu adeega.

Qurbajoogta beesha waxa ay si hagar la’aan ah kuugu balanqaadayaan in ay si hufnaani ku jirto kuula shaqeeyn doonaan iyagoo kugu saacidi doonaan gudashada xilka culus ee laguu magacaabay. Hambalyadan Waxaa diraya dad aad u tiro badan oo ka mid ah Qurbojoogta beesha Aadan Abdiraxmaan oo kala ah;


Europe/Yurub
United Kingdom /Boqortooyada Ingiriiska

Adam M. Cali

Bashiir Yusuf
Barre faatax
Fahad Cumar Sacid
Saciid Salax
Maxmud Dunbuje
Abdirizaq Bangax
 Cabdullaahi Yusuf Muuse
Maxamed Cabdullaahi Yusuf
Saalax Mohamed Bangax
Wardi Adam M. Cali
Mahad Adam M. Cali
Cali Shabello
Nadio Saciid Ahmed
 Sahra Xaji Xalwo
 Muxubo Cismaan Guled
Axmed Cumar Xaaji
Amal Ahmed Xaji
Alfo Ahmed Xaji
Ifrah Ahmed Xaji
Mohamed Ahmed xaji
Cabdimajiid Ahmed Xaji
Abshir Xareed Cali
Cabdiwahaab Shire Muse
Cabdi Maxamed Muse
Maxamed Saalah Afduub
Maxamed Warsame
Faadimo Yusuf Muse
Siraad Yusuf Muse
Saciida Yusuf muse
Ladan Saalax Faatax
Farxiyo Bangax
Qamar Yusuf muse
Sagal Xaaji Kore
Muna Saalax Sagaar
Idman Xaaji kore
Abdulqadir Sheikh Muse

Austria/

Germany/France/Switzerland

Dalmar Jaamac Cismaaan

Cabdirisaaq Makaaahiil Maxamed
Fartuun Siciid Finiiin
Abuukar Siciid Maxamud Banyan
Abshiro Maxamed Aadan
Baashi Cabdilaahi Xaaji
Axmed Cabdilaaahi Faatax
Cabdilaahi Xaxamed Xoolaside
Maxamuud Cabdilaahi Siciid
Sakariye Makaahiil Maxamed
Cabdilaahi Cabdicasiis Shikh Muse
Fawsiyo Maxamed Xuseen
Badri Nuur Afduub
Cabdisamad Cisman Xaji Yusuf
Jaamac ibraahim Maxamed
Cabdi M. Indhotaag Casawe
Ikrays Maxamed Sicid Ciryar
Bulqaas Siciid Xaaji Cumar
Cabdisamad Cali Xoolaside
 Cabdijibaar Nuur Afduub
Siciid Maxamud Ibrahim Macsaro
Cisman Maxmed Sicid Ciryar
Cabdiqani Maxmud Jeesqaad
 Abdirisaq Salad Xared Cali Daad
Cabdisalaan Cali Xoolaside
Maxmud Salaad Xareed
Faadumo Maxamed Xareed
Saadiq Cali Xoolaside
Mohamud Dr Cali Cabdale
Faadima Maxamed Maxamuud
Maryan Jaamac SicidL
Layla Yusuf Maxamed
Muuse Maxamed
Cabdirixman Faqalle Jablibaax
Buruuj Siciid Filiq
 Maxamed Sharmaarke Maxamed
 Cabdishakuur Muumin Maxamed
Fardawso Maxamed Faarax
Cabdilaahi Muuse Maxamed
Belgium/Netherland
Dr Maxamed M. Yusuf Alore
Xaawo Maxamed Daldal
Mahdi Maxamad Ismacil
Xasan Salax Abokor
Mubarak Maxamed Ismacil

Denmark


Maxamaed Ali Adan

Abshir Cali Cusman
Said Muuse Garoon
Xaawo Saalax Abdiraxmaan
Raaxo Saalax Abokor
Abdifath Shire Muuse
Abdiwali Omar X. Halwo
Said Abdullahi Mohamud
Su,aad Said Faniin
 Khadro Mohamed X. Omar
Ubah Mohamed Osman
Adnan Mohamed Osman
Abdullahi Said Abdullahi
Nasro Said Abdullahi


Finland

Maxamud Muuse Afduub
Dahir Muuse Afduub
 Liiban Muuse Afduub
 Dr Mahad Muuse Afduub
Ing Amiin Muuse Afduub
1Abuubakar Muuse Afduub
Suleymaan Muuse Afduub
Hani Muuse Afduub
Abdulaahi M. Muuse
Sakariye Abdinasir Muuse
Bahja Maxamud Muuse
Bushra Maxamuud Muuse
Najma Maxamud Muuse
Naima Maxamud Muuse
Abdikariin Mahad Muuse
Madiino Mahad Muuse
Bilal Dahir Muuse
Saciido Dahir Muuse
Maxamud Xaaji Saciid

 Sweden


Abdikarin Daldal

Maxamed Cawil
Cali Saalax Abdiraxmaan
Diiriye Cali Saalax
Ibraahim Cali Saalax
 Khaalid Cali Saalax
Raage Cali Saalax
Ayaan Cali Saalax
Ali Maxamed Ismaciil
Dayax Maxamed Ismacil
Abduqadir Ahmed Sugulle
Maryan Cisman Guled
Najmo Muse Maxamud
Mustaf Muse Maxamud
Maxamed Muse Maxamud
Maryan Salax Abdirahman
Abshir Saalax Abdirahman
Abdirisaq Shire Muse
Xaawo Sagal Shire Muse
 Bahjo Shire Muse
 Xalimo Maxamed Muse
Xalimo Ahmed Cise
Khadro Ahmed Cise
Mumin Maxmed Cilmi
Liban Maxmed Cilmi
Raxmo Maxamed Climi
Jamilo Maneeno
Ahmed Maneeno
Abdiqadir Sacid Muse

North America/Waqooyiga

Amerika

Canada

Maxamuud M. Musse
Maxamed Saalax Cabdalla
Cabdi M. Maxamed aloore
Axmed Maxamud Aloore
Maryan Maxamed Muse
Xasan Maxamed Muse
Cabdulqaadir Guuleed
Abdirizak C. Guled (little)
Jamac Maxamed Muse
Caasha Xaaji Saciid
Jawahir Xaaji Saciid
Liibaan Xaaji Saciid
 Nuur Xaaji Saciid
Caasha Maxamuud Musse
Amina Maxamud Muse
Xusen Maxamed Muuse
 Maxamuud Saciid
Cabdulqaadir M. Caliyaale
Fadumo Xareed
Nadiir Cabdi Aloore
Yasmiin Cabdi Aloore
 Maxmuud Maxmed saalax
 Ikram Maxmud Musse
Samiyo Maxmuud Muuse
Maxamed Maxamud
Abdifatah Maxamuud
Fartun Saciid Cumar
Maxamuud Ilkacase
Xaliima Cali Adan
Sahra Saciid Xoola-nool

Ahmed H Halwo
Abdirisaq S Omar
 Liban Said [Hareed]
Abdirisaq M.[Qawaaf]
Mohamed Said Hared
Abdiwahab S [Shalma
Mohamed Omar
Abshir Haji Ciyye
Mahad Haji Ali
 Jawaahir (Maajoor)
Nimco (Maajoor)
Maryan Yusuf (Biraale
 Yasmin Omar Samatar
 Ifraah Abdi (Hoolaa)
Yusuf Hirsi
Abdulahi S. Abdirahman
Mohamud S. Abdirahman
Osman Mohmed Haji Omar
Abdirashid Ahmed Negeye
Abdi Saalah Gaabshe
Ismail Ahmed Bille
Ahmed Adan Looyaan
Keyse A. Mohamud Ali
Abdirashid Said Haji
Diiriya Said Haji
Abdulahi Said Omar
Saleban M.Mohamud
Hassan M. Mohamud
Zakariye Salaad Hareed
 Liban Said Mohamud Esse
Faadumo Mohamud Ali
Markaba Ahmed Negeye
Haliimo Said Musse
Zuhuur Adan Looyaan
Cureeji Said Haji
Amino A. Mohamed
Fartun Abuukar Muss
Faadumo Said (Xolonol)
Hafsa A SH. Musse
Fadumo Ali Saalah Dhude
 Farhiyo Ali Baciid
 Ubah Ali Baciid
Faadumo Salaad Hareed
 Johro Salaad Hareed
 Munna Mursal Musse
Muna Salaad Hareed
Nasro Mohamud (Qawaaf)


Bishaar Yusuf (Jogofaa)

Isniino Saadaq
Caabi Saadaq
Abdiqani Saadaq
Carfoon Saadaq
Awil Xiir
Seenab Ali Qurbaale
Raage Mohamud
 Mohamud Hussein Salaad
Jiijo Mohamed
 Sharmarke Bobolaare
 Khadro Osman (Sanbagaf)
Abdulqadir Sharmarke
Awil saalah
Kalsan Musse
Abdi Musse
Mohamed Ahmed Saalah
Kalsan Musse
Abdi Musse
Sahro Ali Aden
Abdulqadir Aboukar Muse
Johro Ali Fijaan
 Musse Mohamed Musse
Developed by Jago Desain