wafdigii Suldaan Maxamed Muuse indhataag hogaaminaayay oo si aan loo kala harin loogu soo dhaweeyay Baargaal

wafdigii Suldaan Maxamed Muuse indhataag hogaaminaayay oo si aan loo kala harin loogu soo dhaweeyay Baargaal
Magaalada Baargaal Waxaa Maantay soo Gaaray Wafdi Balaaran oo uu Hogaaminaayay Suldaan Maxamed Muuse Axmed (Indhotaag) oo ay oo ay kamid yihiin Nabadoon Axmed Salaad C/raxmaan , xoghayaha Degmada Baargaal Mudane siciid cawil dhuxul Nabadoono Siyaasiyiin Masuuliyiin heer dagmo ah iyo Qurbajoog.

Waxana Halkaasi kusoo dhaweeyay Bulshawaynta reer Baargaal oo aan kala har lahayn sida Nabadoonada Waxgaradka culimada Ururada dhalinyarada ururada haweenka iyo Qaybaha kale ee Bushada ku dhaqan Degmada Baargaal

Suldaan Maxamed Muuse Ayaa uga mahad Celiyay Bulshada Reer Baargaal Soo Dhawaynta Balaaran ee ay Usameeyeen.


Safarka Suldaan Maxamed Muuse ayaa ahaa mid uu ugu kuur galayo xaaladaha kajira Deegaanka kadib markii lagu caleema saaray Boosaaso 14 /january 2020 
















































Developed by Jago Desain