Maxaa Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland?

Maxaa Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland?

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Safarkii Madaxweynaha ee dalka Kenya,
Deeqaha lagu helo magaca Soomaaliya iyo aragtida Puntland.

Sidoo kale waxa Golaha looga hadlay Xaaladda Gobolada iyo degmooyinka Puntland (Hindisaha Horumarinta Degmooyinka aan ku jirin Mashruuca JPLG-ga) iyo soo jeedinta guddi qiimeeya lacagaha lagu qaado magaca Dowladda.

BAARGAAL MEDIA 
Developed by Jago Desain