Maxaa looga hadlay shirkii gollaha wasiirad P/land?

Maxaa looga hadlay shirkii gollaha wasiirad P/land?

shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, waxaa todobaadkaan looga hadlay Amniga Guud ee Puntland, Safarkii Madaxweynaha ee dalka Jabuuti, Dib-u habaynta Amniga Magalaada Boossaaso iyo isbedelka Geeska, qaban-qaabada shirka wadatashiga reer Puntland, xaalada Caabuqa Coronavirus, Xalaada Ayaxa iyo xaalufinta Dhulka.

Sidoo kale waxa Golaha looga hadlay Xaaladda Gobolada iyo degmooyinka Puntland iyada oo goluhu ansixiyey Xeerka Dowladaha hoose ee Lr.7.s
Developed by Jago Desain