Maxkamadda Oo Maanta Go’aan Ka Gaarayso Kiiska Madax Ka Tirsan Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland

Maxkamadda Oo Maanta Go’aan Ka Gaarayso Kiiska Madax Ka Tirsan Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland

Maxakamdda darajada koowaad ee gobolka Bari ayaa maanta go’aan kama dambeys ah ka gaaraysa dhegesyi kiiska loo heystay labo mas’uul oo ka tirsan wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda Puntland.
Labada mas’uul ayaa kala ah isuduwaha wasaaradda kulluumeysiga Puntland ee Gobolka Guardafui Mahad Cali Car-car Daa’uud iyo Agaasime waaxeed ka tirsan isla wasaaradda oo lagu magacaabo Maxamed Cali Beeldaaje
Waxaa loo heystay labadan ma’uul inay isticmaaleen waraaqo been abuur ah oo ay lacago kaga qaateen doonyo iyo maraakiib kalluumeysi.
Developed by Jago Desain