SAWIRO : URUR SIYAASADEEDKA RUN IYO CADAALAD (RUNCAD) OO XAFIIS KA FURTAY MAGAALADA BAARGAAL


Xafiiska rasmiga ah ee urur siyaasadeedka Run iyo cadaalad Ku yeelanaayo Degmada Baargaal Ayaa magaalada Baargaal xariga looga jaray

Waxaana ka Soo Qayb galay  munaasabada xarig jarka xafiiska ururka,  gudoomiyaha Degmada Baargaal mudane C/raxmaan Caynab Muuse, oday dhaqameed siyaasiin , ganacsato iyo Taageerayayaasha ururka Run iyo cadaalad

Waxaana madasha Daahfurka xafiiska cusub ee uururka Run iyo cadaalad laga Soo jeediyay  khudbado looga hadlaayay ahamiyada urur siyaasadeedka RunCad
Iyo macnaha uu xambaarsanyahay iyo ujeedooyinkii loo aasaasay 

































Developed by Jago Desain