Liibiya .. Qabashada muhaajiriin sharci daro ah kadib markii ay ka baxsadeen Magafe (sawiro)

 


Maamulka Liibiya ayaa shaaciyay in la qabtay 27 muhaajiriin sharci-darro ah oo ka baxsaday mid ka mid ah tahriibiyeyaasha haystay,  muhaajiriintaas oo u dhashay dalalka  Ereteriya iyo Soomaaliya.



Maamulka ayaa yiri: "cutubka dagaal ee fadhigeedu yahay magaalada Tazerbo ayaa laba maalmood ka hor, waxay xireen muhaajiriin sharci-darro ah oo ku sugan gudaha magaalada Tazerbo kuwaasoo ka cararayay tahriibayaal heysta. iyadoo si degdeg ah loogu gudbiyay magaalada Kufra, waxaana lagu wareejiyay xarunta hoyga iyo tarxiilka ee Kufra si loogu celiyo dalalkooda maalmo gudahood.
” 





Developed by Jago Desain