Shiinaha: qofkii ugu horeeyey oo bini'aadam ah oo ku dhacay infekshanka Monkey B, oo u dhintey

 


53-jir dhakhtar xanaanada xoolaha ah ayaa muujiyay calaamadaha bilowga hore ee lallabbo iyo matag bil kadib markii uu jarjaray oo sharaxay laba daanyeer oo dhintay horaantii Maarso

Dhanka kale, xubnaha qoyskiisa ayaa lagu soo waramayaa inay ka badbaadeen fayraska

Dhaqtar ku takhasusay caafimaadka xoolaha oo la xaqiijiyey inuu ahaa kiiskii ugu horeeyey ee cudurka ee Shiinaha oo ah biniaadam qaba cudurka Daanyeerka B (BV) ayaa dhintey, iyadoo ay sii kordheyso walaaca laga qabo cudurkan .

Dhanka kale, qof qaba cudurka monkeypox virus ayaa laga helay magaalada Texas ee dalka Mareykanka.


xigasho : livemint

Developed by Jago Desain