Daawo: shirkii amniga Qaranka oo Muqdisho ka furmaya

shirkii amniga Qaranka oo Muqdisho ka furmaya
Waxaa socdaa qabanqaabadii Ugu danbaysay ee shirka Guddiga Amniga Qaranka ee uu hogaamiyo madaxwayne Maxamed C/Laahi Farmaajo ee lagu wado inuu ka furmo Muqdisho 

 Weriyaha BBC ee Muqdisho Ibrahim Mohamed Aden ayaa ka warramaya.
 
Developed by Jago Desain