Ku-simaha wasiirka kalluumaysiga oo kullan la qaatay iskaashatada kalluu...

SAWIRRO: Ku-simaha wasiirka kalluumaysiga ahna wasiiru-dowlaha Senator Cabdiqani Geelle Maxamed oo uu waheliyo agaasimaha guud ee wasaaradda Cabdirisa


Ku-simaha wasiirka kalluumaysiga ahna wasiiru-dowlaha Senator Cabdiqani Geelle Maxamed oo uu waheliyo agaasimaha guud ee wasaaradda Cabdirisaaq Jaamac Aadan iyo sidoo kale masuuliyin katirsan wasaaradda kalluumaysiga ayaa maanta kullan la qaatay iskaashatada kalluumaysiga ee degmada Baargaal.

 Wasiirka iyo wafdigiisa ayaa sidoo kale kormeer ku tegay xarumaha ka shaqeeya adeega kalluumaysiga ee ku yaala degmada Baargaal.

Developed by Jago Desain