Puntland oo Boosaaso ka Furtay wejiga labaad ee shir Lagu heshiisiinaayo beelo walaal ah

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo Boosaaso ka Furtay wejiga labaad ee shir Lagu heshiisiinaayo beelo walaal ah
Wasaaradda Arrimaha Gudaha dawladda Puntland ayaa magaalada Boosaaso ka Furtay wejiga labaad ee shir Lagu heshiisiinaayo beelo walaal ah oo wada Dega Degmooyinka Baargaal iyo Gumbax

Halkan hoose ka Daawo 

Developed by Jago Desain