Sidee dhulgariirka Australia u saameeyey Soomaalida?

Sidee dhulgariirka Australia u saameeyey Soomaalida?
Dhulgariir cabirkiisu ahaa 6.0 ayaa ku dhuftay gobolka Victoria ee dalka Australia, waxaana laga dareemay magaalada Melbourne iyo gobollada kale ee dalka Australia. 

 Haddaba Soomaali badan oo ku nool dhismayaa dhaadheer ee ku yaalla bartamaha Melbourne ayaa cabsi soo wajahday, iyagoo dhismayaashana ay faarujiyeen kadib markii uu dhacay dhulgariirkaasi.
 
Developed by Jago Desain