Wasiir Jamaal oo shaqadda ka eryay Agaasimihii guud ee Wasaaradda qorsheynta

Wasiir Jamaal oo shaqadda ka eryay Agaasimihii guud ee Wasaaradda qorsheynta

 


Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta dowlada Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Cabdiqaadir Maxamed Aaden.

Wasiirka ayaa ku eedeeyay Agaasimaha Guud ku takri fal awoodeed iyo xadgubyo ka dhan ah Shaqaallaha iyo waaxyaha Wasaradda ay ka kooban tahay.

Madixii xidhiidhka Deeqaha Asad Yuusuf ayaa loo magacaabay Agaasime cusub.

Developed by Jago Desain